Home    |    Fadliga Quranka     | Course | Learning Methods  |        Fee      |CILMIGA   | Registeration Form|    Contact us

 

 

Call: Us Now Tell:-00441224459225      

Mob: 002522-4144076

Mob: 002522- 4480195

Skype Name Umul.quraan

       

 

Ku soo Dhawoow Umul quraan Madarasa

 

FAAHFAAHINTA HABKAN CASRIGA AH

 

 

 

---> Dunida oo dhan ayaa Machadkan laga dhigtaa, qaaradaha oo idil

 

---> Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.

 

---> Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.

 

---> Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .

 

---> Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa, Jahligana looga cidhib tirilahaa.

 

---> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

 

---> Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

 

---> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo Khibradiisa Macalinimo.

 

---> Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

 

---> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

 

---> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

 


---> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                      Copyright © 2012- 20131313 umulquraan.com  All rights reserved. Powered by  Som Software