Home    |    Fadliga Quranka     | Course | Learning Methods  |        Fee      |CILMIGA   | Registeration Form|    Contact us

FREE CALL: 0013203487072---Ama--00441224459225

 

 

Free Call: Us Now Tell:-

00441224459225

0013203487072

umulquraan@gmail.com      

Skype Name Umul.quraan

Download Skype

       

 

Ku soo Dhawoow Umul quraan Madarasa

Free Call us Now ,

Tell:-00441224459225 /  0013203487072

Skype Name:-umul.quraan

The new students 2 days free trial for

 their satisfaction

Walaalaha Muslimka ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed

Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso  

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.

 

--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.

--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa. 

Maadooyinka la dhigayo

 1) qur'aaka kariimka kariimka ah

2) hingaada iyo tajwiidka

3) ducooyinka

4) tarbiyada islaamka sida

A) towxiidka iyo fiqiga

B) xadiisyada iyo siirada nabiga (NK)

 waxaa intaa dheer

1) khad

2) yeedhis

3)naxwe

 luqadaha

A) carabiga

B) somaliga

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso Quraanka

 







 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                      Copyright © 2012- 2013131313 umulquraan.com  All rights reserved. Powered by  Som Software